Deni oo magacaabay guddi ka kooban lix xubnood oo u ku jiro C/raxmaan Faroole

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddi kasoo tala bixiya cabashooyinka la xiriira shillin Soomaaliga. Guddiga ayaa ka kooban: Madaxweynihii Hore Puntland Senator Cabdiraxmaan Faroole. Wasaaradda Maaliyadda Puntland. Wasiiradii hore ee Maaliyadda (Faarax Cali Shire iyo Cabdullaahi Shiikh). Wasaaradda ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga. Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga caalamiga ah. Iyo … Continue reading Deni oo magacaabay guddi ka kooban lix xubnood oo u ku jiro C/raxmaan Faroole